Wakiillo katirsan Beesha Caalamka oo tagay Baydhabo lana kulmay Laftagareen (Sawirro)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka socday Safiirada Beesha Caalamka ufadhiya Soomaaliya oo uu Hogaaminayey Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Amp James Swan. Kulan Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo Safiirada Beesha Caalamka ee tagay magaalada Baydhabo yeesheen ayaa looga hadlay arrimo dhoor ah oo ay kamid ahaayeen xoojinta howlgalada … Continue reading Wakiillo katirsan Beesha Caalamka oo tagay Baydhabo lana kulmay Laftagareen (Sawirro)